Waxaa jira in ka badan 100 shirkadood oo ka kala socda isbitaallo iyo shirkado kala duwan, ayaa ka qeyb galaya shirkan sanadlaha ah ee magaalada Shaoxing ee gobolka Zhejiang, kaasoo sanadkiiba hal mar la qabto, waxaana hal ku dhegga shirka ka mid ah sidii si wanaagsan looga faa’ideysan lahaa qalabka caafimaadka ee casriga ah ee isbitaallada, sida loo isticmaalo. dhammaan hawlaha o...
Sii akhri